Maxkamada sare ee Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday rag dambiyo culus lagu helay

Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu helay dambi ah in ay ka qeyb qaateen dilal iyo qaraxyo qorsheesan oo ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Labadan nin oo lagu kala magacaabo Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad) iyo Maxamed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) ayaa horey waxaa … Continue reading Maxkamada sare ee Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday rag dambiyo culus lagu helay